SO | EN

SO | EN

Madaweynaha Jabuuti oo salaada ciidda goob fagaare ah kula ooga boqolaal kamid ah shacabka Jabuuti

|

Jabuuti (KAAB TV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda jabuuti  Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa saaka oo Axad ah salaadda Ciidul-fidriga kala qayb-galay Shacab iyo madax ku oogay saalada ciida magaalada Jabuuti.

Sidoo kale, Tukashada salaada ciida ayaa ka dhacday beerta Cawleed oo ah meel caan ah oo ku taal agagaarka Cisbitaalka Guud ee Peltier ayuu Madaxwaynuhu kula tukaday dadweynaha Salaadii Ciidul Fidriga

Dhanka kale, Dadka reer Jabuuti ayaa markii laga soo baxay Salaada Ciida waxa ay si isdaba joog ah u soo bandhigeen farxad iyo dhaqamo la xariira Munaasabada ciida.

Dalka jabuuti ayaana kamid ahaa maanta meelaha sida weyn looga ciiday, iyadoo maanta wadamada qaar aan laga ciidin maadaama aan laga bisha shawaal.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News