SO | EN

SO | EN

“Madaxda dalka waa in ay hoggaan fiican unoqdaan ciidanka Macwiisleyda dagaalka As kula jirto”

|

Muqdisho (KAAB TV) – Aadan Faarax Afey oo loo garan ogyahay (Aabe Ducaale) oo ah farshaxaniiste sameeya sawirada gacanta (a sketch) sidoo kalana ah jilaa weyn (Actor) oo kasoo qeyb qaatay filimo badan oo lagu sameeyay gudaha Soomaaliya, ayaa sameeyay sawir uu ku cabiraayo dagaalka ciidanka deegaanka ee Macwiisleyda ee dagaalka adag kula kooxda Al-shabaab, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay kaabtv ayaa uga warbixiyay sababta ku dhalisay in uu sameyo sawir gacmeed  katur jumaya dagaalka Al-shabaab iyo ciidanka deegaanka ee Macwiisleyda.

“Shacabka haddii ay kacaan oo ay noqdaan kuwo umideysan dagaalka Al-shabaab, waxaa lagaari doonaa heer ay Al-shabaab ka baqaan geedaha, marka ciyaar ciyaar ma ahn in uu shacab kugu koco”

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News