Garoowe (KAAB TV) – Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dib ufuray kal fadhiga 56aad ee baarlamaanka Puntland, isagoona halkaas ka jeediyay khudbado dhinacyo badan taabanayay oo uu ugu hadlay guud ahaanba xaalada siyaasadeed ee dalka, isagoona dhinaca kale soo dhaweeyay madasha samatabixinta ee dhowaan muqdisho looga dhawaaqay.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.