Hargeysa (KAAB TV) – Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa sicad u sheegay in Somaliland iyo Itoobiya uu ka dhexeeyo xiriir dheer oo soo jireena ah isla markaana aysan kala maarmeynin, isagoona sheegay in lajoojiyo raafka lagu haayo dadka Oromada ah ee maalmihii lasoo dhaafay la arkaayay iyadoo la qa qabanayo.
Sidoo kale, madaxweyne Cirro ayaa carabta ku adkeeyay in lajoojiyo howlahaas raafka ah ee lagu haayo dadka Oromada ah, maadaama Itoobiya uu xiriir kala dhexeeyo Somaliland.

