Kampala (KAAB TV) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lafilayaa in saacadaha soo socdo uu ka dego magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya, halkaas oo uu madaxweynaha kulamo kula qaadan doono madaxda wadankaas oo uu ugu horeeyo Reysal wasaaraha dalkaasi Abiy Axmed.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.