SO | EN

SO | EN

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay gogol dib heshiisiin Soomaaliyeed

|

GAROWE (KAAB TV) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay gogol cusub oo lagu xallinayo khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaalida.

Madaxweyne Deni oo ka hadlay xafladda caleema-saarkiisa ee maanta ka dhacday magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, ayaa sheegay inuu dhigayo gogol ay hoggaankeeda leedahay Dowladda Federaalka.

Gogosha auu sheegay inay horseed u tahay midnimada iyo wadajirka Puntland iyo Soomaali oo dhan, isagoo sheegay in gogoshaasi lagu soo bandhigi doono waxyaabaha la kala tabanaayo.

Wuxuu sheegay in gogoshan ay ka dhici doonto magaalada Garowe.

Munaasabadda waxaa joogtay madaxda maamul gobboleedyada iyo kuwa Federaalka oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News