SO | EN

SO | EN

Madaxweyne Kuxigeenka maamulka Jubbaland oo maamul cusub u magacaab degmada Luuq

|

Kismaayo (KAAB TV) – Madaxweyne kuxigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa warqad uu soo saaray ugu magacabaay maamul cusub degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Sidoo kale, talaabada magacaabistan ayaa imaaneysa xili maamulka Jubbaland iyo maamulka gobolka Gedo usoo afjarmay qilaafkii kadhexeeyay muddo fara badan.

Dhanka kale, lama oga magacaabista uu sameeyay madaxweyne kuxigeenka Jubbaland in ey kadhaqan gali doonto iyo in kale maadama xili maalmihii lasoo dhaafay degmada Doolow ee gobolka Gedo ey kataagnaayeen xiisado siyaasadeed oo udhexeeyo maamulka Jubbaland iyo maamulka Gedo.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News