Muqdisho (KAAB TV) – Madaxweynihii hore ee dowladii kumeel gaarka aheyd Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay noocda doorasho ee dalkan ka dhici karta islamrkaana loogu heshiin lahaa, iyo sidoo kale, cidda ammaankeda sugeya doorashadaas.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.