Muqdisho (KAAB TV) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lafilayaa in 20 bishan uu dalka Uganda uga qeyb galo shir looga hadlaayo xaalada guud ee dalka Soomaaliya, madaama Soomaaliya khaar kamid dalalka caalamka ay ka deyriyeen xaalada ammniga Soomaaliya.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.