SO | EN

SO | EN

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dhismaha baarlamaanka Galmudug

|

Dhuusamareeb (KAAB TV) –Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb xarunta Gobolka Galgaduud ayaa maanta xarrig jaray Xarunta Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug oo si casri ah loo dhisay.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale kale xarrig jar iyo dhagax ku sameyay mashaariic kale oo Dowlad-Goboleedka Galmudug laga hirgeliyay & kuwa kale oo la qorsheynayo in laga hirgeliyo deegaannada Dowlad-Goboleedkaas.

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa dhowaan sheegay in Dowlad-Goboleedkiisa uu ka faa’iideystay mashaariicda loogu talagalay in laga hirgeliyo sida uu hadalka u dhigay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News