SO | EN

SO | EN

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaanayo oo u safaraya dalka Qadar

|

MUQDISHO (Kaab TV) – Madaxweyne waqtigiisu dhammaadka yahay ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu dhawaan u safro dalka Qadar, halkaasi oo uu uga qeyb galayo shir caalami ah.

Sida qorshaha yahay Madaxweynaha ayaa goobjoog noqon doona madasha Dooxa Forum oo qabsoomeysa inta u dhaxeysa 6 ilaa 7 bishaan December.

Madaxweynaha ayaa halkaasi ka jeedin doona khudbad looga hadlayo xaaladda guud ee dalka gaar ahaan horumarka laga gaarey arrimaha amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News