SO | EN

SO | EN

Madaxweyni Siciid Deni ayaa kahor yimid go’aankii Isimada maamulka Puntland

|

Garoowe (KAAB TV) – Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay go’aanadii caawa ka soo baxay Isimada dhaqanka oo la xiriiray khilaafka siyaasadeed ee ka taagan arrimaha doorashooyinka.

Isimada ayaa soo saaray bayaan meesa ka saaray qorshaha Deni ee doorashada iyo go’aanadii ka soo baxay guddiga doorashooyinka.

“Waa in Xildhibaanada lagu soo xulaa nidaamkii hore lagu dooran jirey ee 66-da, doorashadana la qabtaa 8da Janaayo 2024” ayaa lagu yiri bayaanka Isimad.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News