GARAWE (KAAB TV)- Madaxweynihii hore ee JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe, halkaas oo uu kulamo wadatashi ah kula yeelan doono Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni xilli ay sii xoogeysaneyso xiisadda siyaasadeed ee wax ka bedelak Dastuurka
Sidoo kale wararka ayaa shegaya in Madaxweynihii hore ee KMG Shariif Sheekh Axmed uu isna tegayo Magaaada Garoowe


Share with your friends