Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Mareykanka oo ka walaacan saameynta Turkiga ku yeelanayo Soomaaliya

|

Muqdisho (KAAB TV) -Turkiga ayaa loolan adag kala kulmaya qaar ka mid xulafada xiriirka la leh Soomaaliya, oo doonayo in hoos loo dhigo saameynta Turkiga ee Soomaaliya, gaar ahaan heshiisyada khayraadka ee Turkiga uu la galay Soomaaliya, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen diblomaasiyiin Soomaali ah, oo walaac ka muujiyay inay Soomaaliya dhexda u geli karto loolan ay dalalka ugu jiraan helitaanka heshiisyada khayraadka oo shidaalka iyo macdanta ay ku jiraan.

 

Dawladda Federaalka ayaa illaa hadda diidma kala hortagaysa cadaadiska ay la kulmayso ee ka dhanka ah Turkiga ,iyadoo Turkiga uu dhankiisa sare u qaadayo joogitaanka Soomaaliya oo la filayo inuu dhawaan door milatari iyo taageerraba ku yeesho dagaalka ka dhanka ah AS, halka isla dhaqdhaqaaqyada AS lala xiriiray inay door ku leeyihiin dalal shisheeye, tan oo suragal ka dhigayso inay Soomaaliya wajahayso isbeddelo leh saameyn siyaasadeed iyo mid juquraafi.

Mareekanka oo horay ba u saluugsanaa heshiisyadii Dowladaha somaliya iyo turkiga Ee dhanka shidaalka ayaa sidoo kale ka gariiray in Turkiga uu door kale oo muuqda ka qaadanaayo xiligan taageerada Military Ee ay h baahantahay Somaliya

Dhowaan diyaarada militry oo Turkiga leeyahay ayaa timid Muqdisho waxaa ay na keentay Saanad Ciidan iyo 2 Diyaaradood oo ah kuwa Casriga Ee fuliya duqeymaha

Turkiga waxaa uu Somaliya ku leeyahay Saldhiga ugu weyn Ee Marka loo eego Qaarada Africa, Xerada Turksom oo uu ku tababaro Ciidamada Soomaaliya.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News