SO | EN

SO | EN

MARTIDA| Guddoomiyaha Gedo Cabdullahi Shimbir oo nooga waramay amniga iyo dayactirka buundooyinka

|

MUQDISHO (KAAB TV) – Gobolka Gedo wuxuu ka mid yahay gobollada ay saameeyeen fatahaadihii dhowaan dalka ka dhacay iyadoo buundooyinka iyo waddooyinka ay aad ugu burbureen biyaha wabiga ee fatahay.

Isu socodka dadka ayaa weli caqabad ka taagan tahay.

Dhanka kale, waxaa weli jira xaalad amni darri oo ka taagan meelo gobolka ka mid ah.

Kaab TV ayaa arrimahan iyo qaar kale ka wareystay Guddoomiyaha Gobolka Gedo, Cabdullaahi Cabdi Jaaman (Shimbir).

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News