‘Masar ma fadaano’ Haweenka Xudur oo taageeray ciidamada Ethiopia

|

XUDUR (KAAB TV) – Guddoomiyaha Haweenka ayaa ka hadashay bannaanbixii maanta ka dhacay degmada Xudur ee gobolka Bakool, kaasoo lagu taageeray ciidamada Itoobiya, looga horjeeday ciidamada Masar.

“Xasan Sheikh Maxamuud tookadii hore ee uu xilka hayey hore wuxuu dayacay amnigeena; askarta mushaharkooda ma siin jirin. Ciidanka Itoobiyaanka ayaa naga caawiyay—iyagaa na difaacay. Haddii Xasan Sheikh uu rabo in Masar yimaadaan, ha geeyo meel kale oo uu rabo, laakiin maaha gobolkeenna,” ayay tiri guddoomiyaha haweenka ee gobolka Bakool.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News