SO | EN

SO | EN

Maxaa ka cusub safarka uu Xamse ku tagay magaalada Laascaanoo ee gobolka Sool

|

Laascaanood (KAAB TV) – Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta hay’adda diiwaangalinta aqoonsiga dadweynaha ee (NIRA), oo xarun cusub ku yeelan doonta Magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC-Khaatumo.

Sidoo kale, Xaruntaan ayaa bulshada deegaanka u qaban doonta adeeg muhiim ah, iyagoo ka heli doonaan Kaarka aqoonsiga Qaranka (Natinal ID) waxaana ay ka baaqsan doonaan in adeeggaan ay safar dheer u galaan.

“Qofka Muwaadinka ah waa in la diiwaan galiyo, oo uu aqoonsi helo, waana qodob Dastuuri ah, marka xaqiiqdaas ayaa uga curatay reer Khaatumo deegaanada maamulka, waana ku faraxsanahay in Madaxweynuhu noqdo qofkii ugu horreeyey ee la diiwaan galiyo”.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News