Muqdisho (KAAB TV) – Kulankii golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriyada federaalka Soomaaliya ayaa maanta baaqday kaddib markii xildhibaannada larabay in ay soo xaadiraan kalfadhiga ay so xaadiri waayeen.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.