MUQDISHO (KAAB TV) – Jabuuti ayaa ku dhawaaqday inay deked siineyso Itoobiya taasoo ay isticmaali karto 100%.
Arrintan ayaa imaaneysa xilli Jabuuti ay qeyb ahaan diidaneyd in dekedda Berbera ay isticmaasho Itoobiya.
Haddaba, maxaa ku kallifaya Jabuuti inay deked oo weliba waxay u ogolaaneysaa in maraakiibta ciidamada Itoobiya ay ku xiran karaan dekedda Tajoura ee Jabuuti.