Maxay Djibouti Deked u Siineysaa Ethiopia? Cabsida Saameynta Dekedda Berbera

|

MUQDISHO (KAAB TV) – Jabuuti ayaa ku dhawaaqday inay deked siineyso Itoobiya taasoo ay isticmaali karto 100%.

Arrintan ayaa imaaneysa xilli Jabuuti ay qeyb ahaan diidaneyd in dekedda Berbera ay isticmaasho Itoobiya.

Haddaba, maxaa ku kallifaya Jabuuti inay deked oo weliba waxay u ogolaaneysaa in maraakiibta ciidamada Itoobiya ay ku xiran karaan dekedda Tajoura ee Jabuuti.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News