SO | EN

SO | EN

Maxay isku haayaan NISA iyo shirkadda Hormuud?

|

Muqdisho (kaab tv ) –  koox ka tirsan  NISA ayaa  Shalay weerartay xarunta shirkadda Hormuud ee aagga Taree Biyaano, magaalada Muqdisho, waxayna afduubteen 2 ka mid ah shaqaalaha.

Sida war saxaafadeedka shirkadda ku cad, waxay kooxda NISA rabeen inay jabsadaan EVC iyo xisaabaadka bangi ee muwaadiniinta taasoo Hormuud iyo Salaam Bank ay diideen.

Dhanka kale, waxaa Xarunta Salaam Bank ee Suuqa Bakaaraha laga qafaashay Cabdullaahi Canjeex oo ahaa madaxii guud ee ammaanka Salaam Bank. Illaa hadda lama yaqaano meel lageeyay.

Hoos ka akhriso bayaanka ka soo baxay hormuud.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News