Muqdisho (Kaab TV) – Maxkamada gobolka banaadir ayaa maalinta isniinta 13 february 2023 soo gabagabeyn doonta dacwadda xoriyada saxaafada soomaaliya ee uu soo abaabulay wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta Cabdiraxmaan Cadaala.
Sida ay noo xaqiijiyeen qareenada difaaca waxaa isniita larajeynayaa in maxkamadu ay Kudhawaaqdo go’aanka dacwadda oo soo martay ilaa 4 wareeg oo dhageysi ah.
Waxaa dacwaddan hormuud ka ah Xoghayaha Guud ee somaali journalists syndicte -SJS
Mudane Abdalle AhmedMumin.