Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku ridday nin ka dambeeyay weerarkii…

|

Muqdisho (Kaab TV) – Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday Ayuub Cismaan Sheekh Aadan Isxaaq oo lagu helay kamid ahaanshiyaha kooxda Al-Shabaab.

Ayuub Cismaan 24 sanno jiray ku dhashay ee deegaanka Janaale ee  Sh/Hoose ayaa Al-Shabaab u qaabilsanaa qaraxyada, gaar ahaan bambada, sida ay sheegtay maxkamaddu.

Sidoo kale waxa ay intaasi ku dartay in Ayuub uu ku soo bartay bamba tuurista tuulada Siigaale ee Janaale, shaqadii ugu horeysayna waxay aheyd bambo F1 oo uu ku tuuray ciidan roondo ku jiray Janaale, balse aan geysan wax khasaare ah, kadibna lasoo qabtay.

Sidoo kale ninkan dhalinyarada oo xabsi dheer lagu xukumay ayaa horay isugu soo dhiibay dowladda Soomaaliya isaga oo soo maray xarunta dhaqan celinta Kuwa ka haray fikirka kooxda, balse  markii uu dhamaystay habraacyadii dhaqan celinta laga fasaxay xarunta oo uu sanad ku jiray.

Waxaase uu ninkan markale dib ugu laabtay kooxda Al-Shabaab bishii November 2022-kii, isaga oo mushaar ahaaan u qaadan jiray 30$, sida ay sheegtay xeer ilaalinta.

Baaris dheer kedib Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa codsaday qaadista kiiska Ayuub Cismaan Sheekh Aadan, waxaana laga ogolaaday 28-February-2023.

Maxkamadda Ciidamada ayaa ugu dambeyn maanta go’aan ka soo saartay kiiska  Ayuub Cismaan, waxayna ku xukuntay 15 sano oo xabsi ciidan ah, sida uu warbaahinta u sheegay Gaashaanle Maxamed Cabdi Muumin oo ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.

Xukunsanaha ayaa haysta fursad kale uu ku dalban karo rafcaan, muddo ku siman 30 cisho, haddii uusan ku qanacsaneyy go’aanka Maxkamadda Ciidamada.

Si kastaba, Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maalmihii u dambeeyay kordhisay xukunada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ku jira gacanta dowladda federaalka Soomaaliya.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News