SO | EN

SO | EN

Maxkamadda Gobolka Nugaal oo Xukuno kala duwan ku ridday Rag ku eedeysan isticmaalka Khamriga

|

Nugaal (KAAB TV) – Maxkamadda darajad kowaad gobolka Nugaal oo Xukuno kala duwan ku ridday eedeysan isticmalka khamriga iyo wax yaalaha maanka dooriya, kuwaas  oo shacabka Garowe dhibaatooyin farabadan ku haayey maalmihii lasoo dhaafay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News