SO | EN

SO | EN

MD Shariif “Hubkii iyo Awoodi loogu tala galay in lagula diriro AS ayaa muwaadiniintii loo adeegsaday”

|

Muqdisho (KAAB TV) – madaxweynihii hore ee dowladii ku melgaarka eheed Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jiraa’iid ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiga Himilo Qaran ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay gudaha caasimada Muqdisho.

Sidoo kale, madaxweyne Shariif ayaa dowladda ku cambaareeyay falkii foosha xumaa ee shalay dowladda ku joojisay kulan ka socday mid kamid ah hoteelada Muqdisho, kaas oo ay ka qeyb galaayeen xildhibaano katirsan golaha shacabka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News