SO | EN

SO | EN

“MD Xasan aan waqti siino kama liito Erdogan iyo Mahatir Maxamad oo aan iska dayno in aan qof cusub”

|

Muqdisho (KAAB TV) – Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf (Cali Xoosh) oo ka qeyb galay madal lagu soo bandhigayay buugaag uu qoray Sheekh Maxamed Idiris, oo uu ugu hadlaayay hoggaaminta wanaagsan ee madaxweyne Erdogan.

Sidoo kale, wasiirka ayaa sheegay in madaxweyne Xasan uu noqon karo sida Erdogan haddii ay ummada Soomaaliyeed aaminaan madaxweynahooda.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News