SO | EN

SO | EN

Mid kamid ah Iskuulada Garoowe kuyaala oo ardayda lagu baro xirfado noloshooda badali kara

|

Garoowe (KAAB TV) – Mid kamid ah iskuulada kuyaala magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Bari ayaa ardayda wax kabarata iskuulka Nawaawi ay ku bartaan xirfado kala duwan oo ka baxsan madooyiinka lagu baro iskuulka.

Sidoo kale, xirfadaha iskuulka Nawaawi lagu baro ardayda waxaa kamid ah sida korontada xirirda camerooyinka CCTV iyo Computerka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News