Musharrxiinta Mucaaridka ah ee u tartameysa xilka Madaxweynaha Puntland ayaa go’aan midaysan ku go’aamiyay in doorashada 2024 lagu galo 49 xildhibaan ka dib kulan y ku yeesheen magaalada Garoowe.
War-saxaafadeed ka soo baxay Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ay kalsoonida kala laabteen guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka cusub ee Puntland.