Muqdisho (KAAB TV) – Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay buug loogu magac daray Ifiye kaas oo ka hadlay kalinta aqooneed ee ay ka qaateen muslimiinta.
Sidoo kale, buugaan oo uu qoray Abshir Macalin Maxamed Dhiblaawe ayaa ugu horeyntii sharxay sababihii uu buugaan uqoray.