Muqdisho (KAAB TV) – Bulshada caasimadda Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay safarka madaxweynaha Soomaaliya ku tagey Addis Ababa aayaa ku eedeeyay madaxweynaha in sameeyay qiyaano Qaran, iyagoona xusay in Itoobiya ay iyada faa’iido ku qabto Soomaaliya, balse Soomaaliya aysan faa’iido ku qabin Itoobiya.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.