Muqdisho (KAAB TV) – Suuqyada muqdisho oo siweyn looga dareemayo udiyaar garowga bisha ee Ramadaan taas oo ay naga xitaan wax kayar lix maalin.
Sidoo kale, dadka ayaa u diyaar garoobaya bisha Ramadaan, suuqyada muqdisho ayaana laga dareemaya saxmada suuqa.