SO | EN

SO | EN

‘’MW Xasan Sheekh Talada dhulka dhig – ha isku koobin ‘’.

|

Muqdisho (KAAB) Warqad furan oo ay qoreen Madaxweynihii hore Shariif Sh. Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Wasiir hore Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur oo ahaa saaxibadii Madaxweyne Xasan Sheekh ay iskala tirsanaayeen Midowgii Musharaxiinta ayay ugu jeediyeen talooyin  dhawr ah.

Dhinacyadan ayaa ugu baaqay madaxweyne Xassan Sheekh in uu talada dhulka dhigo oo uu wajaho xaqiiqada taagan maanta.

HOOS KA AKHRISO

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News