MUQDISHO (KAAB TV) – Xog dheeraad ah ku saabsan dhacdadii lagu laayay saraakiil Imaraad ah ayaa soo baxaysa waxaana askariga uu ahaa kuwa ilaaliya amniga xerada Gordon ee Muqdisho.
Askariga weerarka fuliyay ayaa lagu Magacaaba Xasan Maxamed, kaas oo dilay saraakiil sar sare oo imaaraad ah kuwaas oo tababaro siinayay ciidanka Dowladda Soomaaliya.