SO | EN

NISA oo Muqdisho ku qabatay Hub iyo Haweeney keyd u aheyd Alshabab

|

Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degmada Dharkenlay ee magaalada Muqdisho waxay ku soo qabteen Haweenay Gurigeeda uu ku keydsanaa Hub iyo waxyaabaha Qarxa.

Sawirada Haweyneydan ayaa lagu faafiyay baraha bulshada ,weli na Dowladda Soomaaliya war rasmi ah kama soo saarin howlgalkan, balse saraakiil ka katirsan ciidamada NISA aya warbaahinta Dowladda u sheegay in uu socdo baaritaan lagu haayo Haweenaydaan iyo hubka lagu soo qabtay, isla markaana loo gudbin doono Maxkamad.

Howlgalkaan ayaa yimid kadib go’aankii Madaxweyne Xasan Sheekh uu maalin ka hor uga dhawaaqay Muqdisho,howlgallo ka dan ah kooxda Alshabab oo Muqdisho ka geysatay weerara Ivo Bilal qorsheysan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News