SO | EN

SO | EN

NISA oo sheegtay in duqayn ka dhacday Gobolka Hiiraan lagu beegsaday AS.

|

Baladweyne (KAAB TV) – Hay’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa faah-faahin ka bixisay howlgal duqayn ah oo ka dhacay Gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanka Biya-neef ee Galbeedka Degmada Buula-burde.

NISA ayaa sheegtay in duqayntaas oo ay ka gacansiiyeen Saaxiibada Dowladda lagu burburiyay saldhigyo ay leeyihiin ‘AS’ oo ay isku uruursanayeen sida lagu yiri war kasoo baxay Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed.

Duqaymaya Diyaaradaha ayaa maalmihii u dambeeyay sii kordhay, Dalal aysan shaacin Dowladda Federaalka Soomaaliya Balse kusoo koobtay in ay yihiin Saaxiibada Caalamiga ah ayay tilmaamtay in duqaymahaas ay ku gacansiiyeen.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News