SO | EN

SO | EN

NISA ‘’ Waa la xiray Website-yadii ugu waynaa ee ay adeegsanayeen AS ‘’

|

Muqdisho (KAAB) War ka soo baxay Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa lagu sheegay in ay ku guulaysteen in la xiro Website-yadii ugu waynaa ee ay adeegsan jireen kooxda Al- Shabaab.

Waxa lagu sheegay warka NISA ka soo baxay in dalka dibadiisa ay ka xireen mareegyadan oo ay sheegtay in ay Al- Shabaab u adeegsan jireen wararka ay ugu gudbin jireen bulshada.

Hoos ka akhris magacyada Website-yada NISA ay sheegtay in ay xanibtay

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News