Oday dhaqameedka Hawiye oo ka hadlay kulankii maanta

|

MUQDISHO (Kaab TV) – Odayaal dhaqameedka beelaha Muqdisho ee Hawiye ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in mucaaradka ay gar dhigteen, ayna sheegeen in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka gardiiday.

Odayaasha ayaa sheegay in madaxda mucaaradka ay odayaasha u sheegeen in Madaxweynaha loo tago oo lagu qanciyo inuu aqbalo in dalka doorasho laga qabto.

Nabadoon Maxamuud Xalane ayaa warbaahinta u sheegay waxyaabihii looga hadlay shirka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News