SO | EN

SO | EN

Puntland oo shaacisay inay bishii 1.8 Million oo dollar ku bixiso ciidanka SSC KHAUMO

|

Garoowe (KAAB TV) – Puntland ayaa markii ugu horraysay inaysan waxba iska bedelin miisaaniyaddii mushahar iyo taageero ee ciidanka deegaamada SSC KHATUMO oo horay uga diiwaangashanaa Puntland iyo kuwii ka soo goostay Somaliland.

Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane oo kamid ah golaha wakiilada Puntland ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanka u sheegay in Puntland ay tixgelinayso rabitaanka shacabka SSC KHATUMO, aysanna jarin mushaharkii ciidanka oo ay ku baxdo miisaaniyad dhan 1.8 Million oo dollar bishii.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News