Garoowe (KAAB ) Doorashada maamulka Puntland ayaa si habsmi leh uga socota magaalada Garoowe ee Puntland halkaas oo maanta la filayo inuu ka dhaco isbedel.
Waxaa la soo gaba gabeeyay wareega labaad oo markii hore isugu soo haray seddax musharax oo kala ahaa Deni , Haruse iyo Guled .
Wareegan waxa isugu soo haray laba musharax kuwaas oo noqday musharaxiinta ugu codka badan codadkii la tiriyay
Wareega Sadexaad waxaa aaday Deni iyo Guuleed Saalax, oo kala helay 40 Cod oo Deni, helay iyo Guuleed, oo helay 17 Cod, halka Abshir Huuruuse oo Wareega labaad ku haray u helay 9 Cod.