Muqdisho (KAAB TV) – Xubnaha muaacaradka ee katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta ka qeyb galay shirweynaha mucaaradka ayaa dowladda Soomaaliya iyo madaxdeeda ku eedeeyay in ay jabiyeen Qarankii dhamaa.
Sidoo kale, Waxa ay sheegeen in jabkii ugu weyne muddo kaddib uu ciidanka Qaranka kasoo gaaray Raaskambooni.