Muqdisho (KAAB TV) – Wasiirka caddaalada DF Soomaaliya oo xalaya ka qeyb galay buug ay qortay gabar araga naafo ka ah oo xalay lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho ayaa bulshada reer Muqdisho ku amaanay in ay yihiin dad gob ah oo aan aqoonin waxa xasidnimo ah.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.