Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Sacuudiga oo $1 bilyan ugu deeqay Yemen

|

Riyad (Kaab TV) – Sacuudi Carabiya ayaa lacag dhan 1 bilyan oo dollar dhigtay bankiga dhexe ee Yemen ee fadhigiisu yahay magaalada Cadan Talaadadii, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Sucuudiga ee SPA, iyadoo dowladda dalkaas ay la daalaa dhacayso lacag yari iyo sare u kaca qiimaha shidaalka iyo badeecadaha.

Riyadh ayaa hoggaamineysa isbaheysiga militari ee Yemen oo dagaal kula jira Xuutiyiinta xulafada la ah Iran tan iyo 2015 kadib markii Xuutiyiintu ay ka saareen caasimadda Sanca dowladda uu Sacuudiga taageero.

Colaadda ayaa hakatay, iyada oo ay jirto nabad la’aan, maadaama dagaalku inta badan joogsaday, balse labada dhinacba waxay ku guul-darreysteen inay dib u cusboonaysiiyaan xabbad-joojin ay garwadeen ka ahayd Qaramada Midoobay oo dhacay bishii Oktoobar.

Ilaa hadda ma cadda in 1 bilyan oo doollar ay qayb ka ahayd xirmo taageero ah oo 3 bilyan oo doollar ah oo Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta u ballan-qaadeen bishii May ee lasoo dhaafay dhaqaalaha Yemen.

Dowladda caalamku aqoonsan yahay ee fadhigeedu yahay koonfurta ayaa la arkayay in dhaqaalaheeda guud uu sii xumaanayo kadib markii xarakada Xuutiyiinta ay weeraro isdaba joog ah ku qaadeen saldhigyada halkaas ku yaala kuwaas oo caqabad ku noqday dhoofinta shidaalka oo ah isha dakhli ee muhiimka ah.

Bishii Novembar, Sanduuqa Lacagta Carbeed ayaa saxiixay heshiis dhan $1 bilyan oo dollar kaas oo lagu taageerayo barnaamijka dib-u-habeynta dhaqaalaha Yemen.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News