SO | EN

SO | EN

Saraakiil iyo ciidan ka socda DF ayaa maanta gaaray deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka….

|

Muqdisho (KAAB TV) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qaadday tallaabo culus oo la xiriirta xubnihii Al-Shabaab ee xalay lagu arkay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka sameeyeen dhaqdhaqaaqyo, sida laga soo xigtay dadka deegaanka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News