SO | EN

SAWIRO: Saameynta Fatahaadda Beledweyne

|

Beledweyne (KAAB TV) – Daadad xooggan oo ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sababay dhimashada 22 qof, waxaana saameeyay in ka badan 450,000, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ee OCHA Axaddii, ka dib markii webiga Shabeelle uu qararka jabsaday, taasoo ku qasabtay tobanaan kun oo guriyahooda.

Roobab mahiigaan ah oo da’ay horaantii todobaadkan ayaa biyo badan ku soo qul qulaya guryaha ku yaala magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo biyo dhigay wadooyin iyo dhismayaal iyadoo dadka deegaanku ay qaateen agabkii ay wateen, isla markaana ay dhex mareen waddooyin ay gabaad ka dhiganayaan.

Sawirradan oo KAAB TV kasoo qaaday magaalada Beledweyne ayaa muujinaya saameynta fatahaadda.

Roobab mahiigaan ah oo da’ay ayaa biyo badan ku soo qul qulaya guryaha ku yaala magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo biyo dhigay waddooyin iyo dhismayaal iyadoo dadka deegaanku ay qaateen agabkii ay wateen, isla markaana ay dhex mareen waddooyin ay gabaad ka dhiganayaan.

Dad badan ayaa magaalada ka qaxay markii biyaha ay soo galeen guryahooda.

Fatahaadda ayaa saameyn ku yeeshay in ka badan 450,000, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ee OCHA Axaddii.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News