SO | EN

SO | EN

Senator Cabdi Ismaaciil: Xasan hala iska qabto

|

MUQDISHO (Kaab TV) — Senator Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay ka hortagaan waxa uu ku tilmaamay xadgudubyo iyo ku tumasho sharci oo uu sameynayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

“Waxaan u sheegayaa Soomaalida: waa inaynu iska qabanno Xasan.”

Hadalkan ayaa imanaya xilli maanta xildhibaano laga hor istaagay ka-qaybgalka fadhiga wadajirka ah ee Baarlamaanka, kaas oo ka socday magaalada Muqdisho.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News