Wanlaweyn (KAAB TV) – Xildhibaanad hore Naciimo Ibraahim Yuusuf ayaa sheegtay in xoreyn iyo caawinaad uga baahanyihiin shacabka degan deegaannada maamulka Koonfur Galbeed gaar ahaan Yaaqbiriweyne iyo Leego.
Sidoo kale, waxa ay fariin udirtay dadka deegaanka Leego iyo Yaaqbiriweyne iyadoo ugu baaqday in ay u istaagaan dib uxoreynta deeganadooda.