Muqdisho (KAAB TV) – In kabadan shacab boqolaal qof gaaraya ayaa ku xayiran garoomada magaalooyinka Ankara iyo Nairobi, kaddib markii diyaaradaha duulimaadyada caalamiga ah ku imaan jiray Muqdisho ay joojiyeen duulimaadyadooda, sababo laxiriira khatarta ammni ee Muqdisho lagaga cabsi qabo sida ay soo saareen safaaradaha fadhigoodu yahay muqdisho.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.