Muqdisho (KAAB TV) – Bulshadda ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa siweyn ugu diyaar garoobaya bisha barakeysan ee Ramaadan, qaar kamid ah bulshadda Muqdisho ayaana ka hadlay sida ay bishan ugu diyaar garoobayaan bisha Ramadaan.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.