Garoowe (KAAB TV) – Shacabka magaalada Garoowe oo soo dhaweeyay go’aanka dowladda Puntland ee lagu xakameynaayo ajaaniibta kusoo qul quleysa deegaannada maamulka Puntland.
Sidoo kale, shacabka ayaa sheegay in dowladooda ku taageerayaan kuna gacan siinayaan sidii soo galootiga looga xakameyn lahaa deegaannada maamulka Puntland.