Shacabka kunool magaalada Kismaayo ayaa wajahaya caqabado nololeed, kaddib markii dowladda federaalka Soomaaliya ay xanibaad saartay, taas oo sababtay khilaaf kala dhexeeyo maamulka Jubbaland.
Sidoo kale, shacabka kunool magaalada Kismaayo ayaa wajahaya caqabado badan oo kamid ah xayiraada lasaaray deegaannada ay ku dhaqanyihiin iyo sida ay usaameysay.